Midkoodna Awood Uma Laha Inay Iska Celiyaan Cadowga Somalia...
Raggan marna ahaa madaxwaynayaashii umadda Somalia soo maray kuna fashilmay talada dalka waqti qaali ahna ka lumiyay umadda Soomaaliyeed aya maantana u hanqaltaagaya inay umadda soomaaliyeed ka lumiyaan waqtiga noloshooda mar kale, waxaase la yaab leh umadda soomaaliyeed lafteeda oo raali ka ah in caqligooda lagu ciyaaro, Caalamku intiisa nadiifta ee aan ku biirin burburinta dalka iyo dadka soomaaliyeed waxay is waydiiyaan waxa ka qaldan shacab waynaha soomaaliyeed ee dulinimada joogtada ah ka damqan waayay, maxayse tahay waxay ku badasheen sharaftooda ivo noloshooda.


Maxay tahay rajada umadda Soomaaliyeed sugayaan?
Waxaa xaqiiq ah in dadka soomaaliyeed ay daalanyihiin maskixiyan iyo jismiyanba, tan oo marka horę ah ciqaaeb ilaahiyo ah hadana waxaa loogu daw galay wax ma hubsato iyo wax ma garato sheegtay inay yihiin madax ka dibna isticmaalay furaha loo yaqaan afka qalaad Smart Key, kaasoo fura quful walba marka loo baahdo, taa waxaa macnaheedu yahay kuwaas aan kor xusnay aaaa waxay isticmaaleen nidaamka qabiilka caadifada jaahiliyada ku dhisan oo ay markay doonaan u isticmaalaan kicin ku danaysi iyo abaabulis ay ku majara habaabiyaan dadla soomaaliyeed oo boqolkiiba sideetan faqri daran Ido jaahilnimo isu galeen, marka malay tahay rajada usada soomaaliyeed sugayaan mar hado caqligoodii lagu ciyaarayo, caqligaasoo la rabay inay kaga baxaan dhibka loosoo waariday kuna baraarugaan barwaaqada dalka taala sida badda ilaahay ku manaystay iyo beeraha.
Wararka Cusub
Talo Xumaanta Dadka Xukunka Soo Qabtay
Waxaa nasiib daro ah talo xumada ayo mas'uuliyada darada dakka hogaanka usoo qabtay umadda Soomaaliyeed, Waxaase ka daran indha adeeyga ay wali lasoo taagan yihiin iyagoo damac kale qaba, sidaas waxay ka arkeen talo xumada umadda Soomaaliyeed.
Sidaa waxaa yiri mid ka mid ah mas'uuliyiinta xisbiga mucaaradka ee Somali Republican Party UPSRP
Write a short text about your service
President M.C. Farmaajo
Write a short text about your service
Presiden Xasan sh Maxamuud
President Sheikh Shariif